IQRA AHMED

ceesh dhexda cheese ku leh

ceesh cheese dhexda ku leh lagama shekee karo dhadhankiisa iyo macaantiiisa inaba caadi ma ahan waxa dhexda laga galinaayo wax badan ma ahan waa wax kooban aadna heli karto shaqp badan kaagama baahno kaliya qaso dhexda kagasho intaan yarta ah hoos ayaan idinkugu faah faahin doonaa sidaan usameeyaay waaadna ka bogan doontaan insha allah   […]

1 min read