food blog
dhamaan cuntooyinka aan ka diyaariyo post kuwa somaliga ku qoran halkaan lagu xareenaa
MACLUUMAADKA LA XARIIRO COFEE GA
coffee ga iyada oo ay kor u kacday caannimada kafeega tobankii sano ee la soo dhaafay, shaqo helista sida barista ayaa aad iyo aad u baahday. Intaa waxaa dheer, tirada sii kordheysa oo Maraykan ah ayaa dooranaya inay iibsadaan coffee inta ay dibadda joogaan,oo aysan guriga soo gaarin taas oo hoos uga dhigtay boqolkiiba 90% […]
Rooti Qudaar leh
sidaan u sameeso rooti qudaar leh Marka hore diyaarso cajiinka Intaaas isku sooo cajiin kadibna ku daboolo baaquli hadii aaad ka rabto rootiga baana olyo hakuu noqdo jileeec hadii abuukey aad ka rabto adkey aniga anoo ugu talo galay in abuukey aan ka dhigo oo maraq lagu cuno markaa qasay kadib jecleesanay inaa qeyb qudaar […]
ceesh dhexda cheese ku leh
ceesh cheese dhexda ku leh lagama shekee karo dhadhankiisa iyo macaantiiisa inaba caadi ma ahan waxa dhexda laga galinaayo wax badan ma ahan waa wax kooban aadna heli karto shaqp badan kaagama baahno kaliya qaso dhexda kagasho intaan yarta ah hoos ayaan idinkugu faah faahin doonaa sidaan usameeyaay waaadna ka bogan doontaan insha allah […]
bur macaan
burkaan wuu magacyo badan yahay carabtu waxay dhahdaa luqmatu qaadii somalidana bur macaan waxaa jirto 3 nuuc oo marka burkaan aad soo dibto ay ka kooban yihiin waxyaabaha lagu cunaayo https://www.facebook.com/profile.php?id=100069412532304 halkaan hoose waxaad ka arki doondaa qoraalada kale oo aan soo galinay waad ku mahadsan tahay aqriste booqashadada aan nasoo booqatay
SIDEE LOO HELAA VITAMIN A
muhiimadda fitamiin A lama soo koobi karo. Si looga helo cuntooyin kala duwan, oo ay ku jiraan miraha, khudaarta, iyo alaabta xoolaha, HELIDA VITAMIN A ayaa ka qeyb qaadanayo iilaalinta caafimaadka ugu fiican. Maqaalkan, waxaynu ku dhex qeexi doonaa faa’iidooyinka gaarka ah ee laga helo fitamin Aanagoo muujinayna sababta ay u tahay qayb muhiim […]
caafimaad ka cutoyinka ugu fiican 5 food for health
Caafimaad ka hubaal! Waxa halkaan idinkula wadaagi doonaa shan kooxood oo kamida cuntooyinka, kuwaas oo ah kuwa inta badan lagula taliyay dadyowga caalamka kana qeyb qaato ilaalinta caafimaadka:5 food for health halkaan waa facebook pagehttps://www.facebook.com/profile.php?id=100069412532304 soo booqo 1 Miraha iyo khudaarta:caafimaad ka leh Kuwani waxay qani ku yihiin fiitamiinnada muhiimka ah,sida macdanta, fiberka, iyo […]