IQRA AHMED

Rooti Qudaar leh

sidaan u sameeso rooti qudaar leh Marka hore diyaarso cajiinka Intaaas isku sooo cajiin kadibna ku daboolo baaquli hadii aaad ka rabto rootiga baana olyo hakuu noqdo jileeec hadii abuukey aad ka rabto adkey aniga anoo ugu talo galay in abuukey aan ka dhigo oo maraq lagu cuno markaa qasay kadib jecleesanay inaa qeyb qudaar […]

3 mins read

ceesh dhexda cheese ku leh

ceesh cheese dhexda ku leh lagama shekee karo dhadhankiisa iyo macaantiiisa inaba caadi ma ahan waxa dhexda laga galinaayo wax badan ma ahan waa wax kooban aadna heli karto shaqp badan kaagama baahno kaliya qaso dhexda kagasho intaan yarta ah hoos ayaan idinkugu faah faahin doonaa sidaan usameeyaay waaadna ka bogan doontaan insha allah   […]

1 min read