Rooti Qudaar leh
3 mins read

Rooti Qudaar leh

Details

Servings
Prep time
Cooking time
Calories

sidaan u sameeso rooti qudaar leh

  • Rootiga aan qudaarta dhexda uga shubay waa rooti abuukey adiga waxaad ka dhigataa rooti baana olyo rootiga jilicsan aniga markii aad qasay kadib jecleestay inaa qudaar dhexda ka galiyo rooti abuukey hadii aad rabtana waaad ka dhigo kartaa oo maraq lagu cunaayo
  • kana waa ciwaankeyga pintresthttps://www.pinterest.com/pin/939915384720624986/
rooti
rooti

Marka hore diyaarso cajiinka

Ingredients

  • 1kiilo bur

  • 1 qaado faxiso

  • 1 qaado sokor

  • 1 xabo ukun waad ka deeyn kartaa ukunta

  • Cusbo inyar

  • Saliid 2qaado

  • 1 koob Caano qandac ah

  • Biyo qandac ah intii kugu filan


Intaaas isku sooo cajiin kadibna ku daboolo baaquli hadii aaad ka rabto rootiga baana olyo hakuu noqdo jileeec hadii abuukey aad ka rabto adkey aniga anoo ugu talo galay in abuukey aan ka dhigo oo maraq lagu cuno markaa qasay kadib jecleesanay inaa qeyb qudaar dhexda ka gashano adiga waxaad ka dhigataa rooti jilicsan markaas ayuuu ku macaan yahay qudaarta rooti baana olyo qudaar leh horay u sameestay kana waa arkay rootiga jilicsan ku macaan qudaarta

Soo diyaarso qudaartii dhexda uga shubi laheed
Qudaar ta Waxa ay ka kooban tahay
Rubac Chicken
2 xabo basal lasoo hoolay
2 xabo karooto la hoolay
1 xabo barbarooni la hoolay
Cheese la hoolay
Sidaaan u diyaarso qudaarta
Chicken ka soo yar yarey kadibna saliid yar digsiga ku shubo marka saliida kululaato chicken ku shub waxaad ku dar dartaa spicy kuu yaalo ani waxaan ku daray spicy kaan
1 filfil
2 chicken masala
3 meat masala
4 peprica
5 cusbo
6 maraq maceeye ama bariis maceeye

rooti qudaar leh sidaan isugu dar dar

Intaaas markii aaad isku soo dardarto
Iskuna gadgadiso marka uu chicken ka kuu qalalo kasoo saaar kadibna basasha karootada iyo barbarooniga soo hool markii aad hoosho biyaha ka majuuji ee chicken kii oo kuu karaansan ku shubo Hal baaaquli
Isku qas chicken basasha karootada barbarooniga kadibna cajiinkiii oo kusoo faxay soo qaado inyar inyar usoo gooso qeybtii aaad soo goosatay inyar fididi ee ku shub qudaartii kadibna korka cheese yar ugu shub iskuna soo laaab saaas ku wad ilaa aaad ka dhameeneene

Markii aaad saxanka buuxiso inyar bananka dhigo 10 ilaa 15 daqiiqo kadibna foornada gasho

rooti gaan aniga markii hore waxaan ugu talo galay maraq markii an qasay ayaan qaar dhexda qudaar ka galiyaay qaarkii kalana maraq ayaan ku cunay

waxaa jiro qaabab badan oo loo sameeyo rootiga iyo waxyaabo kala duwan oo la isticmalo inta lagu guda jiro sameynta rootiga asal ahaan rootiga waxa uu ka kooban yahay biniadamka waa isla wada yaqaneen lkn qarniyadii danbe wax yaabo badan laga badalay qofba sida uu jecel yahay ayuu usameyaa sidaas ayaa lagu iloobay asalka rootiga

asal ahaan rootiga waxa uu ka koobnaa jiray bur,biyo,leebito/fixiso iyo cusbo hada lkn waxaas waa laga tagay oo waxaa lagu daraa ukun caano sokor saliid sidaaas ayaa hada loo badan yahay lkn asalkiisa waxa uu ka koobnaa jiray waad ku isticmaali kartaa markaas ayaadna heleesaa rootigii saxada ahaay

waxii aad doonto ka samey muhiimada waa inaad sameesaa rooti sax ah hadii rootiga uu kuutooso waxii aad doonto ayaad ku cuni kaartaa mar shaah ku kabo mar maraq ku cun marna rooti qudaar leh sameyso intaba waad sameyn kartii hadii cajiinka uu kuu hagaago kuuna tooso

hadii aad tahay dadka jecel rootiga sideyda oo kale waa kuu muhiim inaad taqaano waxaad ka daawo kartaa yutube yada luuqad kasto haku soo gudbiyaan isha kuu macalima daawo oo ku cel celi ilaa aad ka saxeeso kuna kuuleesaneeso sameynta rootiga nuuc kasta uu yahay

halkaan ka daawo sida aan u sameeyay waa liks waxa uu ku geenayaa yutubekeyga roothttps://youtu.be/cnR9GYp40cQ?si=NKW4bzPGoNAQsLEh

Waad ku mahadsan tahay aqriste soo booqashada aad nasoo booqatay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *