IQRA AHMED

Rooti Qudaar leh

sidaan u sameeso rooti qudaar leh Marka hore diyaarso cajiinka Intaaas isku sooo cajiin kadibna ku daboolo baaquli hadii aaad ka rabto rootiga baana olyo hakuu noqdo jileeec hadii abuukey aad ka rabto adkey aniga anoo ugu talo galay in abuukey aan ka dhigo oo maraq lagu cuno markaa qasay kadib jecleesanay inaa qeyb qudaar […]

3 mins read

ceesh dhexda cheese ku leh

ceesh cheese dhexda ku leh lagama shekee karo dhadhankiisa iyo macaantiiisa inaba caadi ma ahan waxa dhexda laga galinaayo wax badan ma ahan waa wax kooban aadna heli karto shaqp badan kaagama baahno kaliya qaso dhexda kagasho intaan yarta ah hoos ayaan idinkugu faah faahin doonaa sidaan usameeyaay waaadna ka bogan doontaan insha allah   […]

1 min read

bur macaan

  burkaan wuu magacyo badan yahay carabtu waxay dhahdaa luqmatu qaadii somalidana bur macaan waxaa jirto 3 nuuc oo marka burkaan aad soo dibto ay ka kooban yihiin waxyaabaha lagu cunaayo https://www.facebook.com/profile.php?id=100069412532304 halkaan hoose waxaad ka arki doondaa qoraalada kale oo aan soo galinay waad ku mahadsan tahay aqriste booqashadada aan nasoo booqatay

1 min read

SIDEE LOO HELAA VITAMIN A

  muhiimadda fitamiin A lama soo koobi karo. Si  looga helo cuntooyin kala duwan, oo ay ku jiraan miraha, khudaarta, iyo alaabta xoolaha,  HELIDA VITAMIN A ayaa ka qeyb qaadanayo  iilaalinta caafimaadka ugu fiican. Maqaalkan, waxaynu ku dhex qeexi doonaa  faa’iidooyinka gaarka ah ee laga helo fitamin Aanagoo muujinayna sababta ay u tahay qayb muhiim […]

5 mins read

caafimaad ka cutoyinka ugu fiican 5 food for health 

Caafimaad ka hubaal! Waxa halkaan idinkula wadaagi doonaa   shan kooxood oo kamida  cuntooyinka,  kuwaas  oo ah kuwa inta badan lagula taliyay  dadyowga caalamka kana qeyb qaato ilaalinta caafimaadka:5 food for health halkaan waa facebook pagehttps://www.facebook.com/profile.php?id=100069412532304 soo booqo 1 Miraha iyo khudaarta:caafimaad ka leh  Kuwani waxay qani ku yihiin fiitamiinnada muhiimka ah,sida  macdanta, fiberka, iyo […]

2 mins read

how to start a home bakery business 10 steps

Created with Iqra Ahmed Introduction to Starting a Home Bakery Business   Introduction to Starting a Home Bakery Business Are you passionate about baking and dream of turning your hobby into a successful bakery  business venture? Starting a home bakery can be a rewarding endeavor, allowing you to share your delicious creations with others while […]

4 mins read