1 min read
bur macaan
bur macaan
burkaan wuu magacyo badan yahay carabtu waxay dhahdaa luqmatu qaadii somalidana bur macaan waxaa jirto 3 nuuc oo marka burkaan aad soo dibto ay ka kooban yihiin waxyaabaha lagu cunaayo https://www.facebook.com/profile.php?id=100069412532304
Ingredients
- 3 cup bur burka intii kugu filan isticmaali kartaa
- 1 xabo ukun
- 1 qaado saliid
- 1 qaado faxiso
- 1 qaado kastar
- 1/2 qaado carfiso vanilla
- 1/2 inyar cusbo
- 1 qaado sokor sokorta ku yarey madaamo gadaal sokor ku samee rabno wadna iska wada deyn kartaa
- 1 cup caano qandac ah
- 1 haafkiis biyo qandandac ah
Instructions
- dhamaan markii aad isku soo dar darto ku dabool baaquli mudo 30 daqiiqo
- 30 daqiiqo kadib saliida dabka saaro markey kusoo kululaato
- burka inar inyar oo qiyaas ah ugu rid rid saliida gacanta intii kugu filan kusoo qaado
- si burka uu kuugu noqdo kuus kuus isla siman oo qurux badan
- burka aad gacanta kusoo qadeeso yar yarey sabbtoo ah marka aad saliida ku rido asagaa soo fuurayo
- asagoo waa weyn hadii aad ku rido wuu sii waa wey naana
- mrkii aad dhameeso oo kuli dubto diyaarso waxii lagu samee lahaa
- 1 koob biyo iyo koob haafkiis sokor ah dabka isla saar
- markii biyaha iyo saliida isku dhalalaan oo dhiidhiimaan
- soo qaado burkii kuu dubnaa kadibna ku gad gadi ilaa aad ka argto sokorta cad cadkeeda
- sidaaas ku wad marka ay ku qalosho sokorta burka oo sida shushumowga oo kale ay noqoto ka daji
- sidaaas waxaa ku heesataa bur macaankii
halkaan hoose waxaad ka arki doondaa qoraalada kale oo aan soo galinay waad ku mahadsan tahay aqriste booqashadada aan nasoo booqatay