bur macaan
1 min read

bur macaan

 

bur macaan

bur macaan

burkaan wuu magacyo badan yahay carabtu waxay dhahdaa luqmatu qaadii somalidana bur macaan waxaa jirto 3 nuuc oo marka burkaan aad soo dibto ay ka kooban yihiin waxyaabaha lagu cunaayo
https://www.facebook.com/profile.php?id=100069412532304
Prep Time 20 minutes
Cook Time 30 minutes
Total Time 1 hour
Cuisine somalia
Servings 8

Ingredients
  

  • 3 cup bur burka intii kugu filan isticmaali kartaa
  • 1 xabo ukun
  • 1 qaado saliid
  • 1 qaado faxiso
  • 1 qaado kastar
  • 1/2 qaado carfiso vanilla
  • 1/2 inyar cusbo
  • 1 qaado sokor sokorta ku yarey madaamo gadaal sokor ku samee rabno wadna iska wada deyn kartaa
  • 1 cup caano qandac ah
  • 1 haafkiis biyo qandandac ah

Instructions
 

  • dhamaan markii aad isku soo dar darto ku dabool baaquli mudo 30 daqiiqo
  • 30 daqiiqo kadib saliida dabka saaro markey kusoo kululaato
  • burka inar inyar oo qiyaas ah ugu rid rid saliida gacanta intii kugu filan kusoo qaado
  • si burka uu kuugu noqdo kuus kuus isla siman oo qurux badan
  • burka aad gacanta kusoo qadeeso yar yarey sabbtoo ah marka aad saliida ku rido asagaa soo fuurayo
  • asagoo waa weyn hadii aad ku rido wuu sii waa wey naana
  • mrkii aad dhameeso oo kuli dubto diyaarso waxii lagu samee lahaa
  • 1 koob biyo iyo koob haafkiis sokor ah dabka isla saar
  • markii biyaha iyo saliida isku dhalalaan oo dhiidhiimaan
  • soo qaado burkii kuu dubnaa kadibna ku gad gadi ilaa aad ka argto sokorta cad cadkeeda
  • sidaaas ku wad marka ay ku qalosho sokorta burka oo sida shushumowga oo kale ay noqoto ka daji
  • sidaaas waxaa ku heesataa bur macaankii
Keyword bur macaan

halkaan hoose waxaad ka arki doondaa qoraalada kale oo aan soo galinay waad ku mahadsan tahay aqriste booqashadada aan nasoo booqatay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recipe Rating