IQRA AHMED

bur macaan

  burkaan wuu magacyo badan yahay carabtu waxay dhahdaa luqmatu qaadii somalidana bur macaan waxaa jirto 3 nuuc oo marka burkaan aad soo dibto ay ka kooban yihiin waxyaabaha lagu cunaayo https://www.facebook.com/profile.php?id=100069412532304 halkaan hoose waxaad ka arki doondaa qoraalada kale oo aan soo galinay waad ku mahadsan tahay aqriste booqashadada aan nasoo booqatay

1 min read