ceesh cheese dhexda ku leh lagama shekee karo dhadhankiisa iyo macaantiiisa inaba caadi ma ahan waxa dhexda laga galinaayo wax badan ma ahan waa wax kooban aadna heli karto shaqp badan kaagama baahno kaliya qaso dhexda kagasho intaan yarta ah hoos ayaan idinkugu faah faahin doonaa sidaan usameeyaay waaadna ka bogan doontaan insha allah
ceesh dhexda cheese ku leh
Ingredients
- 2 koob bur
- 1 xabo ukun
- 1 tbsp faxiso
- inyar cusbo
- 1 qaado caano
- 2 koob biyo qandac ah
waxyaabaha la dheh galinaayo ceshka intaan ayay ka kooban yihiin
ceesh cheese sidaan u diyaari
Soo qaado baaquli kadibna ku shubo burka sokortsa caanaha qamiirisada ukunta cusbada kadibna ku qas Biyo qandac ah
sifiican isku dhex Gali oo u xash saliid yar ku dar inta aad cajiimeeso markii cajiinka diyaar kuu noqdo ku daboolo meel inta aad diyaarsaneso cheese ka
Kadibna sidaan u diyaarso cheese kii
Waxaad soo hooshaa cheese ka marka uu noqdo sidaan sawirada idinkaga muuqdo waxaad kaloo
soo jarjartaa kabsar kabsarta hatumin ee si aad ah u yar yarey adigoo midida adeegsaayo
kadibna ku dar cheesekii aad soo hooshay waxaad kaloo ku dartas
Cream cheese kadibna cusbo inyar iyo filfil yar ku dar ee isku qas
waxaad isku qastaa cheese ka kabsarta cream cheesecusbada filfisha intaas isku qas oo sidaan ka dhig
kadibna ceeshkii inyar ka soo gooso oo fidi aadna ha ufidinin si uusan qafiin unoqon cheese kana uga soo dhex bixin
marka aad fidisho qeyb ku shub cheese kii aad diyaarsatay qeybta kanala ku soo laab
ceesh ka kadibna birtaawada hadba dhinac ka saar ilaa ay 2 dhinac gadyyd ka noqoto kana bislaato
ceesh cheese dhexda ku leh waaad ka heli doontaa macaankiisa